Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay Faa’iidooyiinka Caafimaad ee laxariira Soonka

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soonku waa Cibaado iyo Camal Wanaagsan oo Alle loogu dhawaado waana waajib Diini ah oo lagu leeyahay qof walba oo qaan gaar ah ama buuxiya shuruudaha Diinteena suuban u astaysay.

Saynisyahanada iyo Khubarada Caafimaadka ayaa sheegay in soonku faa’iido caafimaad u leeyahay Aadanaha sido kalana uu hoos u dhigo xanuunada ay ka midka yihiin Beer-subaga, cayilka badan iyo xanuuno kale.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya