Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay dhibaatada ay haweenka la kulmaan xilliga uurka.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqaatirta Soomaliyeed ayaa waxey Haweenka waqtiyada ay uurka leeyihiin siyaan talooyin caafimaad oo dan u ah iyaga iyo ubudka ay coloosha ku sidaanba maadama haweenka uurka leh ay la soo kulmaan marxalado kala duwan ilaa laga gaaro waqtiga dhalmadooda ayna u dheertahay foosha xanuunkeeda.

Qaar kamid ah dhakhaatiirta ka hawlgala xaruumaha caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay dhibatooyinka ay la kulmaan haweenka xilliyada ay uurka leeyihiin iyo sida looga hortagi karo.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa kawarbixineysa