Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay adeegyada caafimaad ee ay dadka barakacayaasha ah u baahanyihiin.

0
174

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo daruufo kala duwan ay heystaan dadka barakacayaasha ah ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa hadana waxa ay xilligan wajahayaan xaalado caafimaad oo ka dhalatay roobkii daadka watay ee ka da’ay Degmada Dhoobley kaasi oo saameyno caafimaad ku reebay dadka danyarta ah ee ku nool kamamka barakacayaasha ee Degmada Dhoobley.

Dhaqaatiirta ka howl gasha xarumaha caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa sheegay in bukaano badan oo la ildaran xanuunada sida maleeriyada, hargabka iyo xanuunnada ku dhaca maqaarka in ay soo gaaraan xarumaha caafimaadka taasi oo ay u sababeeyeen roobabkii ka da’ay Degmada.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya