Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka warbixiyay sida looga feejignaan karo cudurka shuban biyoodka.

0
163

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka shuban biyoodka ayaa si ba’an u saameeyay bulshada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose taasi oo sababtay in bukaano badan oo la ildaran xanuunkan ay soo gaaraan xarumaha caafimaad ee Degmada Dhoobley Cudurka shuban biyoodka waxa uu ku badanyahay goobaha nadaafadoodu ay aad u liidato.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya