Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Digtoor muuse cabdi garas oo kamid ah dhaqatiirta ka howlgasha xaruumaha caafimaad ee ku yaala dhoobley ayaa kawarbixiyay saameynta iyo halista caafimaad ee ka dhalan karta biyaha wasakheysan ee fadhiya wadooyiinka magaalada.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya