Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka hadlay saameynta Isticmaalka Daawo dhireedka.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyiinkii dambe Deegaanada Soomaalida waxaa aad ugu soo badanayay dadka isticmaalo iyo kuwa ka ganacsado daawo dhireedka, isticmaalka qaldan ee daawo dhireedka ayaa mararka qaar lagala kulmi karaa saameyno caafimaad.

Dr Sayid Cawil Cige oo kamid ah dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley ayaa sharraxaad kabixiyay halista ay bulshada kala kulmi karaan isticmaalka qaldan ee daawo dhireedka.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya