WARARKA Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka hadlay Faa’iidooyinka caafimaad ee la xiriira isticmaalka dalagyada ka soo go’a Dalka. By admin - September 18, 2022 0 292 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdisamad Axmed oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Faa’iidooyinka caafimaad ee la xiriira isticmaalka dalagyada ka soo go’a Dalka. Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/09/warka-samow-faaidooyinka-caafimaad-ee-laga-dhaxlo-dalaga-kasoo-goa-dalka.mp3