Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caabuqa kaadi mareenka waa mid guud ahaan ku badan bulshooyinka dunida oo idil, Sanad walba waxaa caabuqan qaado dad ku dhawaad 8 malyan oo bukaan, caabuqan wuxuu ku badanyahay Haweenka marka lala barbar dhigo ragga.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa