Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka digay saamaynta caafimaad ee cudurka Qawidka.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xanuunka Qawidka waxaa caafimaad ahaan loo yaqaana “Tinea versicolor” waxaana uu kamid yahay cudurada ugu caansan ee  ku dhaca maqaarka.

Qaar kamid ah dhaqaatiiirta ka howl gala xaruumaha Caafimaad ee ku yaala Degamada Dhoobley ayaa kawarbixiyay saamaynta cudurka Qawidka.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya