Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurada Faafa waa cuduro la isqaadsiiyo kuna faafa siyaaba kala duwan taasi oo qofba qofka kale u gudbiyo Cuduradan ayaa ah kuwa saameyntooda wata hadii aan laga feejignaanin.
Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgasha xarumaha Caafimaadka ee Degmada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay cudurada sida fudud ugu dhax faafi kara bulshada dhaxdeeda iyo hababka lagu yareyn karo.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegeya