Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka digay Daawooyinka sida qaldan loo isticmaalo.

0
116

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Daawooyinka xanuun baabi’iyaasha xoggan islamarkaana la siiyo Bukaanada Dhaawacyada halista ah qaba ayaa xilagan Balwad ay maanka ku dooriyaan u noqotay qaar badan oo kamid ah dhalinyarada ku nool gudaha Dalka waxayna ka isticmaalaan tiro ka badan inta loogu talagalay Bukaanada Daawooyinkan taasi oo naftooda u horseedeysa wax yeelo Caafimaad oo aad u daran.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya