Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Diktoresa deqa siraad iyo anfac oo kamid ah Dhakhatiirta ka hawl gala Mch,ka Bosniya ee magaalada dhoobley ayaa ugu baaqay hooyooyinka inay ilaaliyaan wakhtiga naasnuujinta ubadka.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa