Dhaqaatiirta Dhoobley oo bulshada ugu baaqay in caruurta lagala tacaalo xaaladaha nafaqa darrada.

0
185

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nafaqo-daradu waa xaalad halis ah oo dhacda marka uu qofku cuno cunno, taasoo aheyn xaddiga nafaqada saxda ah ee jirka u baahan yahay.

Nafaqa darida ayaa inta badan waxaa halis u galaa caruurta iyo hooyooyinka kuwaasi oo u baahin helida xadiga nafaqada saxda ah.

Qaar kamid dhaqaatiirta ka howlgasha xarumaha hooyada iyo dhalaanka ee magaalada Dhoobley ayaa bulshada ugu baaqay in caruurta lagala tacaalo xaaladaha nafaqa darrada.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya