Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tallaalku waa habka ugu waxtarka badan ee ka hortagga caabuqyada sida dabaysha, jadeecada, iyo sido kale CVEID-19 wuxuuna muhiim u yahay Horumarinta caafimaadka guud iyo heerka rajada nolosha.
Qaadashada Tallaalka waxay faa’iidooyin aad u badan u leeyahay bulshada, gaar ahaan dadka nugul ah sida carruurta yaryar, dadka da’da ah, iyo kuwa hab-dhiskooda difaacu liito.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya