Dhaqaatiirta Dhoobley oo bixiyay Talooyin caafimaad oo la xiriira fayadhowrka bulshada.

0
135

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa ah kuwa kaalin mug leh ka qaata wacyigalinta iyo talasiinta bulshada dhanka caafimaadka si loo helo bulsho caafimaad leh iyo deegaan bad qab ah marka laga soo tago daaweynta cudurada Dhaqaatiirta ayaa ah kuwa bulshada siiya talooyin looga hortagi karo cudurada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya