Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay waxyaabaha keena aragtida indhaha oo yaraata.

0
7

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Bulshada Soomaaliyeed ayaa la kulma mar xalado kala duwan oo dhanka indhaha, waqti ay dunida ay la tacaaleyso dhibaato caafimaad oo indhaha ah oo ay sabab u tahay inta badan aaladaha la daawado oo indhaha dhibaatooyiin u horseeda.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya