Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay saamaynta cudurka Qawidka.

0
175

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka Qawadka waxaa caafimaad ahaan loo yaqaana “Tinea versicolor”  waxaana uu kamid yahay cudurada ugu caansan ee  ku dhaca maqaarka.

Hadaba Qaar kamid ah dhaqaatiiirta ka howl gala xaruumaha caafimaad ee ku yaala degamada dhoobley ayaa kawarbixiyay saamaynta cudurka Qawidka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya