Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soonku waa Cibaado iyo Camal Wanaagsan oo Alle loogu dhawaado waana waajib Diini ah oo lagu leeyahay qof walba oo qaan gaar ah ama buuxiya shuruudaha Diinteena suuban u astaysay.
Mid kamid ah dhaqaatiirta magaalada dhoobley ayaa kawarbixiyay fa’iidooyiinka caafimaad ee laxariira soonka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya