Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo ka warbixiyay saamaynta caafimaad ee ka dhalan karta biyaha wasaqaysan ee fadhiya wadooyinka.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Sayid Cawil Cigaal oo kamid ah dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa ka warbixiyay saamaynta iyo halista caafimaad ee ka dhalan karta biyaha
wasaqaysan ee fadhiya wadooyinka.Fardowsa Axmed Cabdi ayaa warbixin inooga diyaarisay