Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo ka digay saameynta ka dhalan karta isticmaalka Tubaakada

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tubaakadu waa nooc ka mid ah maandooriyaha kuwooda ugu qatarta badan Sida ay Sheegeen Saynas-yahannada Caafimaadka wax-yeellana u geysata caafimaadka qofka taas oo dhinaca kalana isticmaalaha kala dagaalanta dhaqaalaha,Caafimaadka iyo Quruxda ilkaha.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya