Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo ka digay halista cudurka Duumada.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duumada waxaa sababa dulin ku dhaca Plasmodium, Ku dul-nooleyaashu waxay ku faafaan dadka iyada oo loo marayo qaniinyada kaneecada dumarka Anopheles ee cudurka qaba.

Xilliga roobka ayaa ah Xilliyada inta badan ay saa’iido kaneecada taasi oo sababta in ay soo Bataan bulshada ka cabata cudurka maleeriyada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya