Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo bulshada uga digay saamaynta ka dhalan karta hurdo la’aanta.

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hurdo la’aantu waa dhibaato inta badan heysata Dadka qaar iyadoo sababo kala duwan keento hurdo la’aanta waxyabaha keena waxaa kamid ah wal walka ka dhasha Isbadelka ka dhashay nolosha iyo sido kale Isbadelka Deegaanka.

Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa bulshada uga digay saamaynta ka dhalan karta hurdo la’aanta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya