Dhaqaatiirta Deegaanka Dhoobley oo ka warbixiyay saamaynta caafimaad ee ka dhalatay abaarta ka dhacday Deegaanka.

0
439

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Abaarta ka dhacday dalka gaar ahaan deeganada dowlad goboleedka jubbaland ayaa saameysay dad iyo duunyaba.Waxaa deegaanada qaar ka dilaacay cudurrada sida shuban biyoodka iyo nafaqo darro.

Hadaba qaar kamid ah dhaqaatiirta deegaanka dhoobley ayaa ka warbixiyay saamaynta caafimaad ee ka dhalatay abaarta ka dhacday deegaanka dhoobley iyo guud ahaan deegaanada dowlad goboleedka jubaland.

Sikastaba ha ahaatee kadib abaartii dareed ee ka dhacday deegaanada jubaland iyo guud ahaan dalka waxaa mudooyinka danbe xarumaha caafimaad ee deegaanka dhoobley isa soo taraaye bukaano badan oo la xanuunsan xanuunada sida nafaqo darada iyo shuban biyoodka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya