Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hurdadu waxay ka mid tahay waxyaabaha aadka muhiimka ugu ah aadamaha sida khubaradu caafimaadka ay sheegeen.
Qofka oo aan helin hurdo ku filanna waxaa ku dhaca isbadal dhanka nolosha guud ah iyo tan caafimaadka maskaxdiisa.waxyeellooyinka ka dhalan kara hurdo la’aanta ayaa waxaa kamid ah cudurada ku dhaca wadnaha,keliyaha, dhiig-karka,iyo macaanka.
Cabdullahi maxmed Daahir waxa uu kamid yahay dadka inta badan ka cabado hurda la’aanta waxuuna inooga warbixiyay saamaynta caafimaad ee uu kala kulmay.
Dhanka kale Dr Cabdulahi Ahmed maxamed oo kamid ah dhaqaatiirta deegaanka dhoobley ayaa ka warbixiyay waxyaabaha sababa hurda la’aanta iyo waxyeelada ka dhalan karo.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya