Dhaqaatiirta Deegaanka Dhoobley oo ka digay cudurada ka dhasha nadaafad Darrada.

0
258

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhowrista iyo kor u qaadista nadaafadda ayaa micneheedu tahay in bulshada ku Waaraan caafimaad qab.

In laga ilaaliyo ku tuurista qashinka sida micno darida ah looga tuuraayo agagaarka wadooyinka ayaa waxay ka hortageesaa in qashinkaasi waxyeelo u geesto caafimaadka bulshada iyo sido kale bilicda Deegaanka.

Qaar kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala Deegaanka Dhoobley ayaa ka warbixiyay saamaynta caafimaad ee ka dhalan karto nadaafada darada iyo waxyeelada ka soo gaadhi karta dadka iyo Deegaanka waxayna bulshada Deegaanka Dhoobley uga baaqeen in ay ku dadaalaan nadaafada Deegaankooda.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya