WARARKA Dhaqaatiirta Deegaanka Dhoobley oo bulshada uga digay soo laba kacleynta Covid-19. By admin - February 10, 2021 0 209 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Dhakhaatirta Magaalada Dhoobley ayaa bulshada Deegaanka ugu baaqay in ay ka foo-jignadaan soo laba kacleynta Covid-19. Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warrameysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/02/warka-hamdi-covid-19.mp3