Dhaqaatiirta Deegaanka Dhoobley oo bulshada uga digay halista Cudurka Duumada.

0
214

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Duumada ama malaariyada waa xunuun in muddo ah aduunka ka jiray kana mid ah xanuunada dilaaga ah ee ku dhaca bini’aadamka.

Hadaba Dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley ayaa bulshada uga digay halista Cudurka duumada oo Xanuun dilaa ah.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa