Dhaqaatiirta Dagmada Dhoobley oo ka hadlay waxyaabaha keena Cudurada ku dhaca kiliyaha

0
192

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kelyaha waa laba xubnood oo mas’uul ka ah baabi’inta qashinka iyo haynta dareeraha, Waxay sidoo kale soo saaraan hoormoonno gacan ka geysta habeynta cadaadiska dhiigga, soona saara unugyada dhiigga cas, hagaajinta aashitada iyo sameynta kaalshiyamka, iyo shaqooyin kale oo badan
Tani waxay ka dhigan tahay inay saameyn toos ah ku leeyihiin waxa ku jira jirka cusbada iyo elektrolytka – kuwaasoo muhiim u ah jirka inuu si sax ah u shaqeeyo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa