Dhaqaatiirta Baladweyne oo Xoola dhaqatada ugu baaqay inay xoolahooda talaalaan.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdiraxmaan Cabdulahi Cabdule oo kamid ah dhaqaatiira Baladwene ee Bartay cilmiga xoolaha isla markaana u waramay Radio Beerlula ayaa xoola dhaqatada gobolka Hiiraan ugu baaqay ineey xoolahooda talaalaan si looga hortago cudurada faafa.

Cudurada looga hortago talaalka ee ku dhaca xoolaha ayaa waxaa kamid ah Shuban biyoodka , daacuunka iyo xanuuno kale.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa