Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Drs Faadumo Axmad Cabdi oo kamid ah bahda caafimaadka ee Baladweyne oo u warantay Warbaahinta ayaa Haweeenka uurka leh ugu baaqday inay ka digtoonaadaan isticmaalka Daawooyin uusan u qorin dhaqtar sida kaaniiniyada Marlaariyada,Gaaska iyo Tekmoolka oo sababi kara inay ilmaha Hooyada ka dilmaan.
Hooyooyinka uurka leh ayaa xanunada u badan la kulma xiliga ay ku jiraan bilooyinka hore iyadoo waqtigaas loo bahanyahay in la muujiyo taxadar badan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa