Dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay halista cudurka burukeetada.

0
155

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Drs Fartuun Cabdikariin oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoolgasha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqday bulshada gaar ahaan hooyooyinka Soomaaliyeed ineey ka dig toonaadaan halista cudurka Burukeetada.

Burukeetada ayaa ku imaankarta Qaboow iyo Kuleeyl waxaana astaamaha lagu garto kamid ah Qunfac badan iyo Qandho iyadoo ay u badantahay caruurta sababa la xiriira difaaca jirka oo yar.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya