Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cali Cabdulahi Muuse oo kamid ah dhaqaatiirta baratay cilmiga xanaanada xoolaha islamarkana ku nool Magaalada Baladweyne ayaa ku baaqay in laga digtoonado cudurada ay is qaadsiyaan xoolaha iyo dadka.
Cuduradan ayaa waxaa ka mid ah hargabka, Burseelada iyo cuduro kale kuwaasoo inta badan Sababi kara dhimasho.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa