Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Aadan Yuusuf Xuseen oo kamid ah bahda caafimaadka ee Baladweyne oo u waramay Warbaahinta ayaa ugu baaqay bulshada ka Barakacay fatahaadda Wabiga Shabelle inay ka digtoonaadaan cudurada ka dhala kara biyaha ku haray Magaalada .
Cudurada ka dhalan kara xiligan biyaha ayaa waxa kamid ah maalariyada,shuban biyoodka xanuunada ku dhac maqaarka iyo kaduudiyaha.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya