Dhaqaatiirta Baladweyne oo bulshada uga digay halista burooyiinka.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Xasan Cumar Siyaad oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan burooyinka kasoo baxa dhuunta.

Burooyinkan ayaa kasoo baxa qanjirka dhuunta waxaana astaamihiisa kamid ah barar ku yimaada lugaha ,qaadashada cuntada oo yaraato iyo isbadal ku yimaada codka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa