Dhaqaatiir baratay cilmiga daaweynta Xoolaha oo gurmad caafimaad u fidiyay Xoola dhaqatada Guriceel

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro ka baxday Jaamacada Umada soomaaliyeed garahaana kuliyada Xanaanada Xoolaha ayaa degaanada dhaca duleedka Guriceel ka bilaabay daaweynta Xoolaha.  Naxwo Axmed Kadiye