Dhaqaale la’aan WFP ay wajahday oo keentay yaraynta gargaarka Suudaan

0
8

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-QM ayaa sheegtay inay hoos u dhigtay cuntada gargaarka ee ay gaarsiin karto deegaanada Suudaan ee ay sida xun ugu dhufatay macaluusha ay sababta u tahay dhibaatooyinka maalgelin la’aanta ee aan horay loo arag.

Hay’ada cuntada adduunka ee WFP ayaa sheegtay inay muhiim tahay caawimaada deeq bixiyayaasha marka ay colaaduhu kordhaan iyo barakicinta ay sii korodho. Caalami ahaan, WFP ayaa sheegtay inay qorshaynayso inay cayriso shaqaale ilaa 6,000 ah ama soddon boqolkiiba oo ka mid ah shaqaalaheeda.

Afhayeen u hadlay ayaa sheegay inay jiraan afartan boqolkiiba in uu hoos u dhacay maalgelinta hay’ada ee sanadka, waxaana uu ka digay in aysan jirin calaamad muujinaysa in xaaladu ay soo hagaagays