Dhaqaala Yari Soo Wajahdey Xoogsatada ku nool Doolow.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee Barakacayaasha ku jira Xerada Kaxarey ee Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa wajaahaya Nolal Xumo Seddaxdii bilood ee uga danbeysey taasina ay sababtey sicir barar dhanka raashinka ee ka jira Magaalada iyo shaqa la’aan loo Aaneynaayo isbedelka ka jira Degaanadaasi.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa