Dhallinyaro waxbaratay oo fursado shaqo ka helay Shirkadda Baraka faraceeda Baladweyne.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkadda Baraka faraceeda Magaalada Baladweyne oo soo saarto Joodariyada, Isbuunyada, fadhiyada, Barkimada iyo Sameeynta Agabka Jiifka ayaa waxaa ay qaadatay in kabadan 50 dhallinyaro ah oo kamid noqonaya shaqaalaha shirkadda.

Dhallinyaradan ayaa ahaa kuwo mudo wax baranayay balse waayay shaqo ay noloshooda ku dabaraan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa