Dhallinyaro u istaagay inay wax baran ardeyda barakacayaasha ee Baladweyne.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 100 caruur Barakacayaal ah oo ay waalidiintood awoodi waayeen ina qarashkii wax barshada ka bixiyaan ayaa qaar kamid ah Barkacyaasha ku nool kaamka Iidle Raage wax ay go aansadeen inay caruurtood goob wax barsho uga dhax furaan kaamka.

caruurta ku nool kaamka Iidle Raage ayaa baahi badan u qabay wax barshada maadam aysan haaysan wax barsho.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa