Dhallinyaro Soomaaliyeed oo dooneysay inay kasii tahriibto Aljeriya oo dalka dib loogu soo celiyay

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’adda IOM ayaa dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro dooneysay inay kasii tahriibto dalka Aljeriya.

Tahriibayaashan oo gaaraya 9 qof oo isugu jira 5 rag ah iyo 4 dumar ah ayaa waxaa maanta garoonka Aaden Cabdulle (Aaden Cade) ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka kala socotay Wasaaradda Arimaha dibada XFS, Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xaquuqda Carruurta u qaabilsan Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Hay’adda IOM iyo Hay’ada Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya