Dhallinyaro ku nool Dhuusamareeb oo nolosha qoysaskooda ka maareeya iibinta agabka caruurtu ku ciyaaraan.

0
156

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeb ee Casimada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ku shaqeysto Iibiinta Agabka caruurta lagu ciyaarsiiyo xili lagujiro u diyaar garowga Ciida.
Dhallinyaradan ayaa iibiya Qoryaha Carruurta, Buufinada ,Baabuurta yar yar ookiyaalaha iyo agab kale oo badan Carruurtuna Farxada maalinta Ciida ay kuqataan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa