Dhallinyaro ku nool Dhoobley oo nolosha qoyskooda ka maareeya iibinta qalabka caruurta.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ku shaqeysto Iibiinta Agabka caruurta lagu ciyaarsiiyo Dhallinyaradan ayaa iibiya Buufinada ,Baabuurta yar yar ookiyaalaha iyo agab kale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa