Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaradan oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa ku shaqeeysta xirfadda dalaalnimada iyagoo kala iibiya Boosaaska banaan iyo kuwa dhisan waxaana aay u dhexeeyaan Milkiilaha dhulka iyo qofka iibsanaya.
Shaqadan ayeey ka maareeyaan noloshooda iyagoo qaata lacag gooni ah oo ka madax banaan tan wax lagu kala iibsado.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbxintan ku eegeysa