Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta Agabka Bagaashka ah.
Dhallinyaradan ayaa iibiya agabka Bagaashka noocyadiisa kala duwan sida Oomada, shaambada, Sabuuntada, Kaluunka iyo agabka kale oo kamid bagaashka waxaana ay uga maarmeen inay ka tahriibaan dalka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa