Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya dhagaxaanta laga soo guro buuraha.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaradan oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa noloshooda ka maareeyaa fujinta dhagaxa lagu dhiso guryaha kuwaasi oo laga soo raro buuraha ku yaalla duleedka bari ee Magaalada.

Fujinta dhagaxaantan oo intooda badan ku jira dhul adag ayaa loo adeegsadaa Burus, Badiil iyo biro kale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa