Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo hal abuur cusub soo bandhigay.

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdirisaaq Maxamed Aaden oo ka mid ah dhalinyarada baratay macluumaadka Tiknolojiyadda ama IT ayaa isaga iyo koox kale oo dhalinyaro ah waxay Magaalada Baladweyne ku soo bandhigeen hal abuur cusub kaasoo ay ka faa’iideysan doonaan ganacsatada, Isbitaallada iyo hay’addaha.

Hal abuurkan cusub ee ay soo bandhigeen dhalinyaradan ayaa waxaa ka mid ah sameynta websiyada, isku xirka shabakadaha iyo mareynta Isbitaallada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya