Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka dhallinyarada is xilqaan ee Baladweyne ayaa Buundada weyn ee Magaalada ku sameeyay Dayactir iyagoo al-xamay meelo ay ka daxaleeysatay .
Lacagta shaqadan lagu qabtay ayaa laga aruuriyay dhallinyarada ku mideeysan ururka Isxilqaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya