Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaradan oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay aruurinta lacago loogu tala galay in afur loogu sameeyo dadka danyarta ah ee ku nool Magaalada kuwaasi oo xilaagaan ay heeysato xaalado nolol xumo.
Dhallinyaradan aruurinta lacagtaan ka bilaabay baraha bulshada gaar ahaan Whatsapp halkaasi oo isagu keenaan muxsiniin ku nool gudaha dalka iyo dibadiisa.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa