Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo bilaabay ineey bartaan xirfadda gacanta si noloshooda uga maareeyaan.

0
157

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Cabdi Aadan oo kamid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiraan ayaa isku xilqaamay inuu baro dhalinyarada shaqa la’aanta ah Xirfada farsamada gacanta.

Waxyaabaha uu baro dhalinyaradan ayaa waxa kamid ah cilad bixinta moobeelada, Saacadaha, Qasaaladaha iyo waxyaabo kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya