Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursado shaqo.

0
136

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto farsamada gacanta

Dhalinyaradan ayaa sameyo Taleefoonada , Sameecadaha iyo Khasaaladaha dharka lagu dhaqo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa